Connect with us

somalilandtoday.com

Farmaajo Oo Safar Deg-deg Ah Ugu Ambabaxay Koonfurta Suudaan

focus

Farmaajo Oo Safar Deg-deg Ah Ugu Ambabaxay Koonfurta Suudaan

Farmaajo Oo Safar Deg-deg Ah Ugu Ambabaxay Koonfurta Suudaan

(SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo iyo waftiga la socday ayaa u dhoofay Magaalada Jubba ee Caasimadda dalka Koonfurta Suudaan, waxaana safarka Madaxweynaha uu ahaa mid aan hore loo sii shaacin.

Lama oga ujeedka safarkaan deg-dega ahaa ee Madaxweyne Farmaajo ugu ambabaxay Magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan.

Sidoo weli ma jiro wax war ah oo ah kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya oo ku aadan socdaalka Madaxweyne Farmaajo iyo Ujeedka safarkiisa uu saaka ugu baxay Koonfurta Suudaan.

La soco wixii kusoo kordha Warka

More in focus

To Top