Connect with us

somalilandtoday.com

Daacigii Weynaa Ee U Dhashay Masar Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq Oo Geeriyooday

focus

Daacigii Weynaa Ee U Dhashay Masar Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq Oo Geeriyooday

Daacigii Weynaa Ee U Dhashay Masar Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq Oo Geeriyooday

(SLT-Kuwait)-Allaha u naxariistee daacigii weynaa ee Masriga ahaa Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq ayaa geeriyoodey.

Marxuum Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq, wuxuu ahaa qof wacdiya dadka oo ugu yeedha Diinta Islaamka, wuxuuna qorey 60 buug oo diini ah.

Cabdulraxmaan wuxuu ku dhashey Manuufiya oo waqooyi kaga beegan magaalada Qaahira, waxaana sannadkii 1965-tii uu macallin ka noqdey Kuwait oo uu ku nolaa 55-kii sanno ee u dambeeysay, isagoo ku geeriyooday caasimadda dalkaas magaalada Kuwait.

Daaciga ayaa la sheegay in da’diisu ay ahayd 81 sanno.

More in focus

To Top