Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Oo Go’aamisay In Warbaahinta Qaranku Si Siman Wararka U Baahiso Mucaaridka Iyo Muxaafidka

focus

(SLT-Hargeysa)-Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradaasi Mudane Cabdinaasir Cumar Jaamac, ayaa soo saaray wareegto uu ku faray Warbaahinta Qaranka inay si siman oo dhexdhexaad ah u baahiyaan barnaamijyada iyo wararka ka dhaca dalka.

Halkan hoose ka akhriso wareegto:

More in focus

To Top