Connect with us

somalilandtoday.com

Agaasimeyaal Lagu Xidhay Somaliland

focus

Agaasimeyaal Lagu Xidhay Somaliland

Agaasimeyaal Lagu Xidhay Somaliland

Hanti Dhawrka Guud Oo Shalay Iyo Maanta Baadhitaan Ka Waday Xarunta Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Maanta Oo Khamiis Ah Waxay Xabsiga U Taxaabeen Agaasimayaal Iyo Qaar Ka Mida Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley.

Shaqaalahan La Xidhay Ayaa Kala Ah (1)Agaasimaha Waaxda Maaliyada Iyo Maamulka Iyo Lacagta Ee Dawlada Hoose
(2)Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada
(3)mushaarbixiyaha Dawlada Hoose
(4)Masuulka Bixiya Shidaalka Dawlada Hoose

Ujeedka Xadhiga Masuuliyiintan Ayaa La Xidhiidha Baadhitaanada Ay Hanti-Dhawrku Ka Wadeen Xarunta Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley.

More in focus

To Top