Connect with us

somalilandtoday.com

“Saylici Waxa Uu Yidhi Xisbiga KULMIYE Aniga Ayaa Leh, Laguma Tartami Karo…” Wasiirka Ganacsiga Oo Eedaymo Culus U Jeediyay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland.

focus

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamuud Sacad Saajin, oo Warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa ku eedeeyay madaxweyne ku-xigeenka in uu Carqaladaynayo Doorashada jagada guddoomiye ku-xigeenka Afraad ee Kulmiye.

Saajin, ayaa sheegay in aanu tanaasulayn ee uu ogol yahay tartan dhexmara isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top