Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga KULMIYE Oo Si Adag Ugu Jawaabay Maxamuud Xaashi

focus

Xisbiga KULMIYE Oo Si Adag Ugu Jawaabay Maxamuud Xaashi

Xisbiga KULMIYE Oo Si Adag Ugu Jawaabay Maxamuud Xaashi

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Somaliland Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi), ahna Afhayeenka xisbiga KULMIYE, ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeedhay Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, ee uu ku dhaliilay shirweynaha Xisbiga Kulmiye iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Xasan Gaafaadhi oo warbaahinta u warramayey, ayaa sheegay in aanay jirin meel heahiis lagu warewjinayo guddoomiyenimada Kulmiye aanay jirin, isaga oo ka dhawaajiyey in Maxamuud Xaashi yahay Hayaannka sii socda Kulmiye, waxaanu yidhi “Maxamuud xubin golaha dhexe ka baxdey ayuu booskiisi buuxiyey Marxuum Axmed Aadan Cali Goodir AHU madaxweynaha ayaa amrey in Maxamuud lagu buuxiyo booskas rag badanbaana joogey isma lihi abaalka Madaxweynuhu u galey mid ka weyn”
Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top