Connect with us

somalilandtoday.com

“Qabo Waxa Aan Leeyahay Lacagta Badan Ee Aad Ku Faanaysid Ku Darso Waddadii Bali-gubadle Waa Qabyee… Guddoomiyaha Golaha Dhexe KULMIYE Oo U Jawaabay Qabyatire

focus

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga Kulmiye, ayaa ka jawaabay lacagtii laga diiday Siyaasiga Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) oo u sharaxnaa Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Xisbiga KULMIYE.

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Jaamac Warfaa, ayaa sheegay in Lacagta uu saydh saydhinayey Siyaasi Qabo ee uu lahaa KULMIYE iga diiday inuu ku daro dhismaha Jidka Baligudbadle, “Qabo waxaan leeyahay lacagtaas aad saydh saydhinayso ee aad ku faanayso ku dari Jidka Balligubadle ee qabyada ah, taas ayaad ajar iyo xasanaad ka helaysaaye” Ayuu yidhi Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Kulmiye, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top