Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamadda sare Ee Somaliland Oo Go’aamisay In Doorashada Soo Socota Ee Golaha Wakiillada Lagu Gali Doono Qaabkii Hore Loogu Galay 2005-tii.

focus

(SLT-Hargeysa)-Go’aan ay soo saartay maxkamadda sare ee Somaliland ayay ku sheegtay in doorashada soo socota ee Golaha Wakiillada Somaliland lagu gali doono qaabkii horey loogu galay 2005tii.

Doorashada qaabkan ah ayaa waxaa diidan qaar kamid ah bulshada gobolka Awdal.

More in focus

To Top