Connect with us

somalilandtoday.com

Dad Ku Dhaawacmay Mudaharaad Maanta Ka Dhacay Magaalada Boorama

focus

Dad Ku Dhaawacmay Mudaharaad Maanta Ka Dhacay Magaalada Boorama

Dad Ku Dhaawacmay Mudaharaad Maanta Ka Dhacay Magaalada Boorama

Hal ruux ayaa ku dhaawacmay mudaharaad maanta ka dhacay magaalada Boorama. Mudaharaadkan ayaa la sheegay in uu yimid ka dib markii magaalada laga hor istaagay in uu gudaha u soo galo Ugaaska Beelaha Samaroon.

Muddooyinkii ugu dambeeyay gobolka Awdal ayaa waxaa ka taagnayd xiisad la xidhiidha saami qeybsiga Golaha wakiillada Somaliland, halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top