Connect with us

somalilandtoday.com

Qabsoomida Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka Oo La Muddeeyay

focus

Qabsoomida Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka Oo La Muddeeyay

Qabsoomida Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka Oo La Muddeeyay

(SLT-Hargeysa)-Guddida Doorashooyinka Somaliland iyo saddexda xisbi Qaran ayaa maanta isla qaatay in Doorashada isku sidkan ee wakiillada iyo deegaanka lagu qabto 9 bilood gudahood.

Guddida Doorashada ayaa si rasmiya u shaacin doona maalinta Doorashada.

More in focus

To Top