Connect with us

somalilandtoday.com

KULMIYE Oo Wax-ka-beddel Ku Sameeyey Qaar Kamid Ah Shuruudihii Ku Xidhnaa Murrashaxiinta Hoggaanka Xisbiga

focus

(SLT-Hargeysa)-Guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE, ayaa wax-ka-beddel ku sameeyey qaar kamid ah shuruudihii ay hore ugu xidheen murrashaxiinta u tartamaysa jagooyinka 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4-aad ee xisbiga KULMIYE.

Qodobbada wax laga beddelay, ayaa waxa kamid ah sidatan soo socota:

More in focus

To Top