Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiir Xalay Lagu Dilay Soomaaliya

focus

Wasiir Xalay Lagu Dilay Soomaaliya

Wasiir Xalay Lagu Dilay Soomaaliya

(SLT-Jowhar)-Wararka aan ka helayno Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul Goboleedka Hir-shabeelle ayaa sheegaya in xalay dabley hubeysan ay dilka fuliyeen Magaladaas.

Wararku waxaa ay sheegayaan in dilka loo gaystay Mas’uul ka tirsan Maamulka Hirshabeellen kaas oo lagu magaacabi jiray Xildhibaan Cabdulqaadir Abuukar Maxamuud, waxaana sidoo kale uu ahaa Wasiirka beeraha iyo waraabka Hirshabeelle.

Dilka kadib ciidamo ka tirsan maamulka Hir-shabeelle ayaa howla gallo waxaa ay ka sameyeen aagga dilku ka dhacay ilaa iyo haddana lama sheegin cid loo soo qabtay dilka xalay ka dhacay Jowhar.

More in focus

To Top