Connect with us

somalilandtoday.com

WADDANI Oo Dib U Dhigay Shirweynaha Iyo Shirka Golaha Dhexe

focus

WADDANI Oo Dib U Dhigay Shirweynaha Iyo Shirka Golaha Dhexe

WADDANI Oo Dib U Dhigay Shirweynaha Iyo Shirka Golaha Dhexe

Guddida fulinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa shir ay maanta ku yeesheen Xarunta Dhexe ku go’aamiyay in muddo lix bilood gudahood ah lagu qabto Shirweynaha Xisbiga iyo Shirka Golaha Dhexe.

“Waxa uu guddida fulinta xisbigu u codeeyay maanta oo taariikhdu tahay 16 August 2020 in shirka Golaha Dhexe iyo shirweynaha xisbiga #WADDANI dib loo dhigay muddo ku siman lix bilood,” Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi

More in focus

To Top