Connect with us

somalilandtoday.com

Colaadii Deegaanada Fadhigaab Iyo Ceel-Afweyn Maanta Si Rasmiya Loo Soo Af-jaray

focus

Colaadii Deegaanada Fadhigaab Iyo Ceel-Afweyn Maanta Si Rasmiya Loo Soo Af-jaray

Colaadii Deegaanada Fadhigaab Iyo Ceel-Afweyn Maanta Si Rasmiya Loo Soo Af-jaray

(SLT-Ceel-Afweyn)-

Gudida Heer Qaran oo ka koobnayd Wasiirada iyo la taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha ayaa maanta si rasmiya usoo af-jaray Shaqaaqooyinkii ka taagna Deegaanada Fadhigaab iyo Ceel-afweyn.

Gudidan Heer Qaran oo Mudo ku dhaw 4-bilood ku sugnaa Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa Maanta go’aamo kaso saaray Shaqaaqooyinkii ku dhex maray Beelaha walaalaha ah ee wada-dega Degmada Ceel-afweyn.

Waxa iyaguna xusid mudan in beelaha walaalaha ah ee dirirtu dhexmartay ay dhinacooda soo dhaweeyeen go’aanka Gudida Heer Qaran kasoo saareen labadooda dhinac, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top