Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Nacnac Oo Cod U Diray Shirkadda Telesom

focus

Xildhibaan Nacnac Oo Cod U Diray Shirkadda Telesom

Xildhibaan Nacnac Oo Cod U Diray Shirkadda Telesom

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom ku amaanay soo bandhigista ay soo bandhigtay Abaal-marintii ugu balaadhneyd ee lagu abaal-marinayo dhalinyarada guur doonka ah.

Abaalmarintan oo loogu magac-daray AROOS WACAN, ayaa qayb libaax leh ka qaadan doonta dhismaha guryaha kheyrka leh.

Xidlhibaan Nacnac waxaa uu dhalinyarada ugu baaqay in fursadaasi ay u hibeysay shirkadda Telesom ay ka faa’ideystaan, halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top