Connect with us

somalilandtoday.com

Wafti Culus Oo Ka Socda Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa

focus

Wafti Culus Oo Ka Socda Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa

Wafti Culus Oo Ka Socda Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa goor-dhawayd waxaa gaadhay wafti ka socda Dowladda Itoobiya, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdigaas ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda dalka Itoobiya Axmed Shide, waxaana Garoonka diyaaradaha Cigaal International kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland.

Intaas kadib waftiga Wasiir Axmed Shide ayaa waxaa loo galbiyay dhinaca Xarunta Madaxtooyadda Somaliland, iyagoo halkaas kulan kula qaadan doona Madax kala duwan oo ka tirsan Somaliland.

Weli lama oga Ujeedka ay Hargeysa u tageen wafdiga ka socda Itoobiya, hayeeshee warara la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan inay kulan la qaadan doonaan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayna kala hadli doonaan Arrimo kala dwuan.

More in focus

To Top