Connect with us

somalilandtoday.com

Hantidhowrka Guud Somaliland Oo Baadhitaan Ka Bilaabay Dawladaha Hoose Ee Gobolada Dalka

focus

Hantidhowrka Guud Somaliland Oo Baadhitaan Ka Bilaabay Dawladaha Hoose Ee Gobolada Dalka

Hantidhowrka Guud Somaliland Oo Baadhitaan Ka Bilaabay Dawladaha Hoose Ee Gobolada Dalka

(SLT-Hargeysa)-Hantidhowrka guud somaliland ayaa sheegay inay baadhitaan ka bilaabeen lix degmo oo dawlada hoose oo gobolada dalka

Inkasta oo wali Hantidhawku Xafiis uu baadhitaan ka bilaamay aananu wax natiijo ah ka soo saarin , balse waa la eegi doonaa halka baadhitaankaasi sal dhigto.

More in focus

To Top