Connect with us

somalilandtoday.com

Jidh Dil Hargeysa Loogu Gaystay Guddoomiyaha Garabka Haweenka Dalka Sweden Ee Xisbiga KULMIYE.

focus

Jidh Dil Hargeysa Loogu Gaystay Guddoomiyaha Garabka Haweenka Dalka Sweden Ee Xisbiga KULMIYE.

Jidh Dil Hargeysa Loogu Gaystay Guddoomiyaha Garabka Haweenka Dalka Sweden Ee Xisbiga KULMIYE.

(SLT-Hargeysa)-Marwo Caasha Buraale Axmed, gudoomiyaha garabka haweenka xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, ee dalka Sweden, ahna xaaskii wasiirka wasaaradda arrimaha dibada dowladii Cigaal marxuum maxamuud saalax nuur fagadhe, imika ah marwadda wasiirkii hore ee wasaaradda biyaha xukuumaddii Siilaanyo, mudane Xuseen Cabdi Boos, ayaa waxaa ay sheegtay in ciidamo sheegtay in ay yihiin kuwa dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ay jidh dil ugu geysteen guriga ay ka degan tahay magaalada Hargeysa.

Sidoo kale waxaa ay xustay in dadkii guriga la degana ay jidh dil u geysteen ciidamadaasi, oo ay sheegtay in aanay xidhneyn wax direys ciidana, islamarka ay baaskoolad ku qabteen mid ka mida haweenka guriga jooga.
Waxaa ay marwadani madaxweynaha Somaliland, wasiirka arrimaha gudaha, taliyaha ciidanka booliska iyo gudoomiyaha maxkamada sare ka codsatay in askarigii jidh dilka u geystay cadaalada la horkeeno.

Arrintan ayaa imaneysa kadib markii sida ay sheegtay wiil ay habaryar u tahay oo ay ganacsi ka dhaxeeyay shirkada qaadka keenta eee Faras ay lacago.

More in focus

To Top