Connect with us

somalilandtoday.com

Baarlamaanka Dalka Taiwan Oo Feedh Iyo Dagaal Ku Kala Ciilbaxay.+SAWIRO

English

Baarlamaanka Dalka Taiwan Oo Feedh Iyo Dagaal Ku Kala Ciilbaxay.+SAWIRO

Baarlamaanka Dalka Taiwan Oo Feedh Iyo Dagaal Ku Kala Ciilbaxay.+SAWIRO

(SLT-Taiwan) Baarlamanka Dalka Taiwan ayaa dagaal gacan ka hadal ah iyo feedh ku kala ciilbaxay.

.
Arrintan ayaa ka dambeysay xilli ay madaxweyne Dalka Taiwan lTsai Ing-wen magacawday Xil cusub kaas oo muran weyni uu ka dhashay ayna fooda isku dareen xildhibaanada mucaaradka iyo kuwa dawlada taabacsan, ilaa hadda lama sheegin khasaaraha ka dhashay dagaalka Baarlamaanka Taiwan..

Somalilandtoday/Xafiiska Warqabadka.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in English

To Top