Connect with us

somalilandtoday.com

Dad Ka Gadoodsan Dhaqaalo Xumo Uu Sababay Xanuunka Covid-19 Oo Banaanbaxyo Xoogan Ka Dhigay Waddanka Israel.

focus

(SLT-Srael) Kumanaan ruux ayaa debad baxyo xoogan waxay ka dhigeen caasimada Waddanka Israel ee Talafif iyagoo ka Cadhaysan dhaqaalo xumo uu sababay caabuqa Covid-19-ka.

Talaabooyinka ay qaaday dowladda ee looga hortagayo Covid-19 ayaa keenay in albaabada la’iskugu dhufto goobo badan oo ganacsi taas oo saameen xoogan ku keentay dhaqaalaha.

Sidoo kale dibad baxyaasha ayaa dowladda ku eedeenaya in aysan wali bixin dhaqaalihii ay ku yaboohday.

Jimcihii ku dhawaad 1,500 oo kiis oo Covid-19 ah ayaa laga diiwaan galiyay Israel iyadoona tirada dadka xanuunkan u dhintay ay mareeso 354 ruux.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top