Connect with us

somalilandtoday.com

Agaasimihii Shabakada Wararka Somalilandtoday Oo Maalintii Labaad Ku Xidhan Xarunta CID-da Hargaysa.

focus

(SLT-Hargaysa) Agaasimihii shabakada Wararka ee Somalilandtoday Xamse Maxamed Iiman ayaa Maalintii labaad ku xidhan Xarunta CID-da Hargaysa.

Ilaa hadda ma cadda sababta Xadhiga Saxafi Xamse Iiman, Shalay ayay Ciidamadda ammaanku u taxabeen Xarunta CID-da.

Saxaafadda Somaliland oo leh xeer uu saxeexay Madaxweyne sannadkii 2004-kii ayaan lagu dhiqin xeerkaas, waxaana loo adeegsada xeer ciqabeed aan khusayn saxaafadda taas oo keenta in saxafiga dacwaynta ka hor xabsiga loo taxaabo. Dhawaan ayay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya si adag ugu canaanatay Xukuumadda Somaliland tacadiga saxaafadda xorta ah loo gaysto taas oo sii badatay intii uu Xukunka qabtay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top