Connect with us

somalilandtoday.com

Maamulihii Mashruuca Berbera Corridor Oo Is-casilay

focus

Maamulihii Mashruuca Berbera Corridor Oo Is-casilay

Maamulihii Mashruuca Berbera Corridor Oo Is-casilay

(SLT-Hargeysa)-Waxaa iscasilay maamulihii mashruuca Berbera Corridor dhawaan madaxweyne Biixi u magacaabey Md Maxamuud Cabdi Maxamed (Dhuudhi), kadib markii khilaaf soo kala dhex galay wasiirka Gadiidka Cabdillaahi Abokor Cismaan.

Warkan oo ay qortay warbaahinta Somaliland Chronicle ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu iscasilada ka aqbalay masuulkan.

Madaxweynaha ayaa bedelkiisa u magacaabey Ciise Yuusuf Maxamed ” Ciise Xamari ” Gudoomiyihii hore ee kominshanka doorashooyinka Somaliland.

More in focus

To Top