Connect with us

somalilandtoday.com

Qiimaha Khudrada Oo Sicirkoodu Kor Uga Kacay Suuqyada Somaliland.

focus

Qiimaha Khudrada Oo Sicirkoodu Kor Uga Kacay Suuqyada Somaliland.

Qiimaha Khudrada Oo Sicirkoodu Kor Uga Kacay Suuqyada Somaliland.

(SLT-Hargaysa) Qiimaha Sicirka Khudrada daruuriga ah ayaa kor u kac ballaadhani ku yimi suuqyada Magalooyinka Somaliland oo Hargaysa ugu horayso.

Qiimo koradhkan khudrada ku yimi ayaa loo aanaynaya rabshadaha Qoomiyada Oromadu ka wado Dalka Itoobiya oo ay ka imanjirtay badi khudrada lagu isticmaalo suuqyada Somaliland. Tanagada Tamaandhada ah oo ay ku jiraan saddex saxaradood ayaa qiimaheedu kor u dhaafay Hal-milyan oo Shillinka Somaliland ah halka markii hore ay ka ahayd 300,000SL . Geesta kale ummadda Somaliland oo ku nool dhul beerashada ku wacan ayaan haba yaraate beeranin khudrad ku filan suuqyada magaaladda .

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top