Connect with us

somalilandtoday.com

UK, Denmark Iyo Netherland Oo Somaliland La Saxeexday Heshiis

focus

UK, Denmark Iyo Netherland Oo Somaliland La Saxeexday Heshiis

UK, Denmark Iyo Netherland Oo Somaliland La Saxeexday Heshiis

Dalalka UK, Denmark iyo Netherland ayaa Somaliland la saxeexday heshiis lagu fulinayo afar mashruuc oo muhiim ah kuwaas oo qayb ka ah wajiga labaad ee SDF.

  • mashaariicdan ayaa kala ah dib u dhiska waddada isku xidha Berbera iyo Burco.
  • mashruuc lagu horumarinyo Beeralayda Awdal iyo Maroodi-jeex.
  • Biyo balaadhinta Caasimadda Hargeysa ayaa ah mashruuca saddexaad.
  • Mashruuca Afraad ayaa ah dhismaha Deked yar oo Kalluumaysi taas oo laga dhisayo magaalo xeebeedka Maydh ee gobolka Sanaag.

saddexda Safiir ee Waddamadan u qaabilsann Soomaaliya ayaa sheegay in mashaariicdan lagu saleeyay Qorshaha horumarinta Qaran ee Somaliland.

https://www.gov.uk/government/news/uk-denmark-and-netherlands-approve-agreements-with-somaliland-government-on-critical-infrastructure-to-improve-peoples-lives

https://www.gov.uk/government/news/uk-denmark-and-netherlands-approve-agreements-with-somaliland-government-on-critical-infrastructure-to-improve-peoples-lives

More in focus

To Top