Connect with us

somalilandtoday.com

Dadkii Dilay Fanaankii Caanka Ah Hachaaluu Hundeesaa Oo Gacanta Lagu Dhigay

focus

Dadkii Dilay Fanaankii Caanka Ah Hachaaluu Hundeesaa Oo Gacanta Lagu Dhigay

Dadkii Dilay Fanaankii Caanka Ah Hachaaluu Hundeesaa Oo Gacanta Lagu Dhigay

(SLT-Addis Ababa)-Raysal Wasaaaraha Itoobiya ayaa sheegay dowladdu inay qabatay gacan ku dhiiglayaashi dilay fannaankii caanka ahaa Hachaaluu Hundeesaa, balse ay hadhsan yihiin kooxihii dilkaasi soo maleegay dowladduna ay ka qaadi doonto tallaabbo adag.

“Shaqsiyaadkii dilka iney iibsadeen looga shakiyey waa la hayaa waxaana dilkaasi lugu ku leh shaqsiyaad qaab dhismeedka dowliga ku jira” ayuu yidhi.

“Aragtiyada naceybka xambaarsan ee ku saleysan qowmiyad ama siyaasad dalka Itoobiya wixi hadda ka dambeeya boos ugama bannaana, xoogagga doonayey iney dalka Itoobiya dhiig ku daadiyaanna waxaan u sheegayaa iney riyadoodaasi marnaba rumoobeynin” ayuu yidhi.

Dr Abiy Axmed oo telefishiinka qaranka ee dalka Itoobiya ka soo muuqday isaga oo ku labbisan labbiska ciidamada ilaalada qaranka ayaa mahad ballaadhan u soo jeediyey

More in focus

To Top