Connect with us

somalilandtoday.com

Fanaaniinkaa Caanka Ahaa Ee Maxamed Maxamuud Cige (Busi) Oo Ku Geeriyoodey Hargeysa

focus

Fanaaniinkaa Caanka Ahaa Ee Maxamed Maxamuud Cige (Busi) Oo Ku Geeriyoodey Hargeysa

Fanaaniinkaa Caanka Ahaa Ee Maxamed Maxamuud Cige (Busi) Oo Ku Geeriyoodey Hargeysa

Alle qabriga haw nuuree waxaa goordhaweyd Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Abwaan Maxamed Maxamuud Cige (Buse) sida uu ii xaqiijiyay Cumar Maxamed Faarax Agasimaha wakaaladda wararka Somaliland ee ( Solna ).

Marxuumka oo fanka kusoo jiray in kabadan 40 sanno ayaa siweyn loogu wada xasuusta ruwaayado iyo heeso badan oo uu sameeyay qaarkoodna uu qeyb ka ahaa , dhanka laxanka iyo muusiga ayuu sidoo kale siweyn caan ugu ahaa , isagoo qeyb ka ahaa fanaaniintii kooxdii Waaberi ee Somalida caanka ka ahayd.

Marxuumku waxa uu mudooyinkii ugu danbeeyay ahaa agaasime ku xigeenka waaxda dhaqanka ee wasaaradda warfaafinta Somaliland .

Alle qabriga haw nuuro marxuumka .

More in focus

To Top