Connect with us

somalilandtoday.com

Abwaan Shuceyb Yare Oo Xorriyadiisa Dib U Helay

focus

Abwaan Shuceyb Yare Oo Xorriyadiisa Dib U Helay

Abwaan Shuceyb Yare Oo Xorriyadiisa Dib U Helay

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Maalgashiga Somaliland Maxamed Cawad ayaa sheegay in xabsiga laga sii daayay Abwaan Shuceyb Yare oo xalay la xidhay.

Wasiirka ayaa xadhiga abwaanka ku tilmaamay in uu ahaa mid isfahan-waa ah.

More in focus

To Top