Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Laascaanood

News

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Laascaanood

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Laascaanood

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland iyo wefdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ayaa kormeeray xarunta cusub ee shirkadda Sool Power ee korontada siisa magalaada Laascaanood.

Wasiirka waxa wehelinayay maamulka gobolka Sool iyo wasiirka hawlaha guud iyo masuuliyiin kale.

Wasiirka waxa warbixin ka siiyay shirkadda Korontada Sool Power iyo sida ay u shaqayso masuuliyiinta shirkadda ugu saraysa.

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa u mahad celiyay masuuliyiinta shirkadda Sool Power waxaanu shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ugu baaqay inay gacan siiyaan shirkaddaasi.

More in News

To Top