Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidamada Booliska Somaliland Oo La Wareegay Xarunta TV-ga Universal Ee Hargeysa

focus

Ciidamada Booliska Somaliland Oo La Wareegay Xarunta TV-ga Universal Ee Hargeysa

Ciidamada Booliska Somaliland Oo La Wareegay Xarunta TV-ga Universal Ee Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la wareegay xarunta TV-ga Universal Hargeysa ku leeyahay.

Inkasta oo aan weli Xukuumaddu shaacin sababta ay u xidhay Universal haddana warar qaar ayaa sheega in xadhigu la xidhiidho arrimo ku saabsan Baahinta munaasabaddii 26 June ee Muqdisho iyo Hargeysa, halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top