Connect with us

somalilandtoday.com

Agaasimihii Fulinta Ee Ciidanka Dabdamiska Somaliland Xilkii Laga Qaaday

focus

Agaasimihii Fulinta Ee Ciidanka Dabdamiska Somaliland Xilkii Laga Qaaday

Agaasimihii Fulinta Ee Ciidanka Dabdamiska Somaliland Xilkii Laga Qaaday

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu si rasmi ah xilkii uga qaadey agaasimihii fulinta ee ciidanka Dabdamiska Somaliland .

Wasiirka ayaa xilkaas si kumeel gaadh ah ugu sii dhiibey Taliyaha ciidanka Dabdamiska

More in focus

To Top