Connect with us

somalilandtoday.com

Dab ka kacay Mid ka mida Xaafadaha Barakacayaasha Ee Hargeysa

focus

Dab ka kacay Mid ka mida Xaafadaha Barakacayaasha Ee Hargeysa

Dab ka kacay Mid ka mida Xaafadaha Barakacayaasha Ee Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Saaka wuxuu dabka kacay barakaca xaafada isku raranta ah ee Naasa Hablood ee magaalada Hargeysa.

Ciidamada Dabdamiska, Booliska ee degmada Axmed Macalin Haaruun, ayaa si wada jira uga qayb qaatay daminta dabkaasi, kuna guuleystay inay bakhtiyaan.

Ilaa hada lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkani, iyo sababta dhalisay.

Maaha dabkii koowaad ee sidan oo kale uga kaca xaagdani laguna guuleysto balhtiintiisa.

More in focus

To Top