Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Kasii Deysay Fanaaniin U Xidhnaa Inay Xamar Tageen

focus

Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Kasii Deysay Fanaaniin U Xidhnaa Inay Xamar Tageen

Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Kasii Deysay Fanaaniin U Xidhnaa Inay Xamar Tageen

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta oo Arbaca ah waxa uu xabsiga kasii daayay Fanaaniin muddooyinkaan dambe xidhnaa kuwaas oo kala ahaa Barwaaqo Qalanjo iyo Xamda qaali, waxaana loo heystay in ay kasoo heeseen magaalada Muqdisho kadibna ay ku soo laabteen magaalada Hargeysa.

Kadib sii deyntooda oo ay la hadleen Warbaahinta waxa ay sheegeen in ay ku faraxsanyihiin in ay dib u heleen Xorriyaddoodii iyaga oo tilmaamay in ay u mahadcelinyaan cid kasta oo ka qeyb qaadatay sii deyntooda, iyaga oo si gaar ah ugu mahadceliyay xukuumadda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top