Connect with us

somalilandtoday.com

Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Mucaarid Oo Kulan La Qaatay Guddida Arrimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada

focus

(SLT-Hargeysa)-Labadii xubnood ee xisbiyada mucaaridka ee guddida doorashooyinka u matalayay xisbiyada mucaaridka ayaa soo gaadhay xarunta golaha wakiiladda.

Waxaa ay shir albaabadu u cidhan yihiin oo warbaahintu ay dibad joog ka tahay kula jiraan, guddida arrimaha gudaha nabadgeliyada iyo difaaca ee golaha wakiiladda Somaliland.

Kulan xogwateysiga ah ayaa ah kii labaad ee ay guddidani la qaataan.

Xubnahan ayaa la filayaa in la ansixiyo maalinta Sabtida, ee todobaadka inagu soo foolka leh.

More in focus

To Top