Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland Oo Qaaday Dhammaan Xayiraadii Ay Soo Rogtay Ee Lagaga Hortagayay Faafitaanka COVID 19

focus

Somaliland Oo Qaaday Dhammaan Xayiraadii Ay Soo Rogtay Ee Lagaga Hortagayay Faafitaanka COVID 19

Somaliland Oo Qaaday Dhammaan Xayiraadii Ay Soo Rogtay Ee Lagaga Hortagayay Faafitaanka COVID 19

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa qaaday dhammaan xayiraadii ay soo rogtay ee lagaga hortagayay faafitaanka Corona Virus.

Waxyaabaha la fasaxay waxa ka mid ah Duullimaayada, Ciyaaraha, Waxbarashada, Hotelada iyo Dhammaan waxkasta oo hore loo joojiyay.

Madaxweyne Ku-xigeenka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in keliya dadweynuhu muujiyaan Taxadar dheeraad ah, halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top