Connect with us

somalilandtoday.com

“Baarlamaanku Waa Inay Madaxweynaha U Yeedhaan Oo Wax Ka Weydiiyaan…” WADDANI Oo Naqdiyay War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirkii Jabuuti

focus

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI ayaa naqdiyay war-murtiyeedka laga soo saaray kulankii Jabuuti ku dhex-maray Somaliland iyo Soomaaliya “Guul beenadki Shacabka masaakinta ah lagu soo saarayey ee sidi ciyaartoyada koobabka soo qaada gawaadhida madaxa kala dhacayeen way beenowday maanta, Baarlamaanku waa in ay Madaxweynaha u yeedhaan oo wax ka weydiiyaan heshiishkan.

Dalalka dunida marka ay midoobayaan waxaa shardi ah in is dhexgal fanneed, ciyaareed, aqooneed, ganacsi la sameeyo, Hawada la wada maamulaya wa ta Somaliland yaa wada maamulaya ayey su’aashu tahay? ” Umadda runta ha loo sheego oo beenta ha laga daayo shacabkuna waa in ay tashadaan.

Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top