Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay In Lagu Kala Kacay Wadahadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya.

focus

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Khadka Telephone ugu warramay Wariye Xasan Gallaydh ayaa sheegay in lagu kala kacay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Saleebaan, ayaa ii sheegay in Soomaaliya ay ku xidheen hal shardi oo ah in ay horta fuliyaan qodobadii hore loogu heshiiyay ee wadahadalada hore ee Soomaaliya iyo Somaliland.

“Maanta sidee ayaynnu u sii wadi karnaa wada-hadalkan haddii heshiisyadii hore ee lagu saxiixay London, Istanbul iyo Djibouti aan weli la hirgalin?” Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa su’aashaas waydiiyay madashii shirka Jabuuti.

Waraysiga guddoomiyaha oo dheer goor dhow la soco.

More in focus

To Top