Connect with us

somalilandtoday.com

Wararkii U Dambeeyay Ee Dab Xoogleh Oo Ka Kacay Kaymaha Waqooyiga Hargeysa

focus

Wararkii U Dambeeyay Ee Dab Xoogleh Oo Ka Kacay Kaymaha Waqooyiga Hargeysa

Wararkii U Dambeeyay Ee Dab Xoogleh Oo Ka Kacay Kaymaha Waqooyiga Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Dab baaxad leh ayaa ka kacay dooxada dhalin Waraabe oo u dhaw Af-cad oo ka tirsan deegaanka ilinta dhexe ee Waqooyiga Hargeysa.

Dabkan oo aan ilaa haatan la ogayn waxa sababay ayaa la sheegay inuu yahay dab aad u baaxad leh, waxaana jira gurmad loogu jiro sidii loo joojin lahaaa.

Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) ayaa sheegay in la wado joojinta dabkaasi isla-markaana la samaynayo Moos weyn oo lagu joojinayo.

Maayarku wuxuu sheegay inay socdaan dedaalo ay wadaan Maamullada degmooyinka Daaraslaam, Bulloxaar iyo Shirkadda Somcable oo halkaa u dirtay Cagafyo sameeya moos lagu joojiyo.

Halkan hoose ka Daawo Maayarka Hargeysa oo ka hadlay dabka.

More in focus

To Top