Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxwayne Biixi Oo Magacaabis Sameeyay

focus

Madaxwayne Biixi Oo Magacaabis Sameeyay

Madaxwayne Biixi Oo Magacaabis Sameeyay

(SLT-Hargeysa)-Madaxwaynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Magacaabay lix mas’uul oo Madax ka noqdaan Mashruuca Baerber Corridor ee ay Maalgalinayso dawladda Imaaraadka Carabtu.

1.Eng Maxamuud Cabdi Maxamed Dhuudhi Maamulaha Mashruuca.

2. Eng Cabdikarim Xasan Nuur Structural Engineer.

3. Eng Mawliid nuux Taani Senior Engineer.

4. Eng Cali Yuusuf Kaahin Sarvey Engineer

5. Mawliid Maxamed Raabi Sarkaalka Maaliyada.

6. Mukhtaar Xuseen Maax Sarkaalka Maamulka iyo Isgaadhsiinta.

Warqadan Madaxwaynuhu ku Magacaabaya Lixdan Masuul ayaan lagu xusin Wasiirka Jidadka.

More in focus

To Top