Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynihii Burundi Oo Si Kedis Ah Ku Geeriyooday

focus

Madaxweynihii Burundi Oo Si Kedis Ah Ku Geeriyooday

Madaxweynihii Burundi Oo Si Kedis Ah Ku Geeriyooday

(SLT-Burund)-Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa geeriyooday kaddib markii uu wandana istaagay.

War qoraal ah oo oo ay dowladda Burundi soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa lagu xaqiijiyay geeridiisa lama filaanka ah ee Madaxweynaha dalka Burund.

“Dowladda Jamhuuriyadda Burundi waxay si murugo leh u shaacineysaa geerida lama filaanka ah ee ku timid Pierre Nkurunziza, madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi, oo ku dhintay cisbitaalka Karusi Fiftieth Anniversary, kaddib markii uu wadnahaha istaagay 8-dii bishan June, 2020-ka”, ayaa lagu yidhi qoraalka.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Madaxweyne Nkurunziza uu maalmihii lasoo dhaafay xanuunsanayay, isla markaana la dhigay cisbitaal, hayeeshee uu ugu dambeyntii dhintay.

More in focus

To Top