Connect with us

somalilandtoday.com

Xog: Maxay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Biixi Iyo Madax-dhaqameedka Beesha Habar-jeclo??

focus

Xog: Maxay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Biixi Iyo Madax-dhaqameedka Beesha Habar-jeclo??

Xog: Maxay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Biixi Iyo Madax-dhaqameedka Beesha Habar-jeclo??

(SLT-Hargeysa)-Madax-dhaqameedka beelaha Habar-jeclo ayaa dhawaan kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi

Kulanka oo xogtiisa aad loo ilaaliyay ayaa waxa la sheegay laga wada-hadlay sidii loo dhammayn lahaa khilaaf dhawaan soo kala dhex-galay Madaxweynaha Somaliland Iyo Suldaan Siciid Xaaji Yuusuf.

Madax-dhaqameedka beelaha Habar-jeclo iyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa isku afgartay in si ugu fiican loo dhammeeyo khilaafkan oo ka bilaamay hudheelka Hargeysa Clup oo hore looga kireeyay Suldaan Siciid iyada oo la sheegay in xukuumaddu dib ula soo wareegtay.

Wararka ay helayso Somalilandtoday ayaa waxa ay sheegay in Suldaan Siciid Xaaji Yuusuf in muddo ah cadho ku maqnaa uu maanta dib ugu soo laabtay magaalada Ceel-afweyn.

More in focus

To Top