Connect with us

somalilandtoday.com

Askari Muqdisho Ku Dilay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Uu Weydiistay Lacag Hal Doollar Oo Baad Ah

focus

Askari Muqdisho Ku Dilay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Uu Weydiistay Lacag Hal Doollar Oo Baad Ah

Askari Muqdisho Ku Dilay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Uu Weydiistay Lacag Hal Doollar Oo Baad Ah

(SLT-Muqdisho)-Askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa shalay galinkii dambe wiil dhalinyaro ah ku dilay agaarka isgooyska Tarabuunka degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Marxuumka la dilay ayaa waxaa uu ahaa wiil dhalinyaro ah oo shaqeysta maydhista gawaadhida lagu maydho wadada dhinaceeda.

Askariga ayaana wiilka weydiistay lacag 1$ baad ah oo uu ka qaado dhalinyarada goobtaas wax ku maydha sida uu Goobjoog Tv u sheegay mid kamid ah dadkii goobjooga u ahaa dhacdada lagu dilay wiilka dhalinyarada ah.

More in focus

To Top