Connect with us

somalilandtoday.com

“Xisbiggii WADDANI Ee Mucaaridka Ahaa Ee In Ka Badan Boqolkiiba Afartan Codka Dadweynaha Helay Xaggee Ayay Ka Dhaceen…” Jamaal Cali Xuseen.

focus

Shalay markuu qudbadda jeedinaayey madaxweynaha Soomaaliya waxaan moodayey inuu u mahadnaqay madaxweynaha Somaliland inuu wadahadaladdii ka ogalaaday oo dib loo furayo. Sownigii moodaayey in ay dhowr wiig ka hor ay Somaliland tidhi kiiskayaga maxkamadda adduunka ayaanu hor geynaynaa oo ilaa ay ogoladaan inaynu nahay laba siman cidna la hadli mayno? xaggee bay salaaddu ka xidhmi la’adahay, mar waxaynu maqlaynaa la hadli mayno iyo hanjabaad kulul xagga kalena Muqdisho ayaa ina leh waanu wadahadalaynaa wax dafiraad ahna maynaan arag. Dalkani xisbiggii Wadani ee mucaaridka ahaa ee in ka badan boqolkiiba afartan codka dadweynaha helay xaggeey ka dhaceen oo maxay oo naqdiyi laayihiin siyaasadda arrimaha dibadda iyo maxkamaddaha iyo garsoorka iyo dhaqaalaha dalka iyagoo fursaddo talo soo jeedin ahna ka dhiganaya.

More in focus

To Top