Connect with us

somalilandtoday.com

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Maanta Dib U Helay Xorriyadiisa

focus

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Maanta Dib U Helay Xorriyadiisa

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Maanta Dib U Helay Xorriyadiisa

(SLT-Hargeysa)-Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xidhnaa muddo sannad ka badan.

Coldoon, ayaa lagu sii daayay cafis madaxweyne.

Wararka aanu ka helayno cafiska Wariye Coldoon waxa ay sheegayaan inay ka shaqeeyee asxaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID.

More in focus

To Top