Connect with us

somalilandtoday.com

Taliyihii Xabsiga Gabood Ee Jabuuti Oo La Xidhay

focus

Taliyihii Xabsiga Gabood Ee Jabuuti Oo La Xidhay

Taliyihii Xabsiga Gabood Ee Jabuuti Oo La Xidhay

(SLT-Jabuuti)-Xukuumada Jabuuti ayaa Lagu Soo Waramayaa In ay Xabsiga u taxaabtay Coronel Maxamed Jamac Yoonis Oo Ahaa Taliyihii Ciidanka Jeelka Gabood we Dalka Jabuuti.

Xadhiga Taliyaha ayaa La sheegay in uu ka.dambeeyay ka Dib Markii Fuaad Yuusuf Cali Oo Askari Ka Tirsan Ciidamada Cirka Djabouti uu Jeelka ka soo dhex Duubay Muuqaal uu xaaladiisa kaga Hadlayo.

Dhinaca kale Xaalada Magaalada Djabouti ayaan Degenayn Waxaana maanta dhawr Magaalo oo Dalkaasi Ka Tirsan Tirsan dhacay Dibadbaxyo.

More in focus

To Top