Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland Oo Taageertay Mudaharaadyada Lagaga Soo Horjeedo Dilkii George Floyd Ee Ka Socda Dalka Mareykanka.

focus

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, ayaa taageeray mudaharaadyada lagaga soo horjeedo dilkii George Floyd ee dalka Mareykanka.

Qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay ayuu ku yidhi: “Anigoo ku hadlaya magaca shacbiga Somaliland, waxaan tacsi tiiraanyo leh iyo u dirayaa qoyskii iyo asxaabtii walaal George Floyd.

Madaxweynaha ayaa isticmaalay Hashtagta #BlackLivesMatter.

More in focus

To Top