Connect with us

somalilandtoday.com

Maxaa Ka Jira In Uu Wasiirka Qorshaynta Somaliland Is Casilayo??

focus

Maxaa Ka Jira In Uu Wasiirka Qorshaynta Somaliland Is Casilayo??

Maxaa Ka Jira In Uu Wasiirka Qorshaynta Somaliland Is Casilayo??

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Qorshaynta Somaliland, Ahna Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee Haya Talada Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) ayaa Markii ugu ugu Horeysay Ka Hadlay Wararka Sheegaya In uu Iska Casilay Xilkaasi.


Qoraal Kooban Oo uu ku Baahiyay Degelka Uu ku leeyahay Twitterka ayaa Waxa uu ku duray Dadka Faafiyay Wararkaas Oo uu ku sifeeyay in ay been Yihiin
“Wax aan dani ugu jirin bay gelin hore iyo gelin dambe u taaganyihiine may dantooda ku foofaan.
Dadka beentan iyo xasarradan wareejinaya tolow yaa u warrama. Dadkii goormaa ladoorshay oo beenta ka doorbideen runta. Inta caqligu ku hadhsanyahay waxan u sheegayaa inaan waxba ka jirin arrinkan ayaamahan la wareejinayay, kolley dadkii waalli u badaye.” Ayuu Yidhi.

More in focus

To Top