Connect with us

somalilandtoday.com

Dad Badan Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool

focus

Dad Badan Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool

Dad Badan Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool

(SLT-Yagoori)-Saddex iyo toban qof ayaaa ku dhaawacmay Shil gaadhi oo saaka ka dhacay duleedka Degmada Yagoori ee gobolka Sool.

Dadka dhaawaca ayaa la geeyey Cisbitaalka Magaalada Laascanood , Waxaanay wararku sheegayaan in ay culus tahay xaaladda dadka qaar ka mida .

Ma aha shilkii ugu horeeyey ee degmada ka dhaca balse waxa hore uga dhacay shilal ay dad ku dhinteen.

More in focus

To Top