Connect with us

somalilandtoday.com

Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Roobab Ka Da’ay Hargeysa.

focus

Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Roobab Ka Da’ay Hargeysa.

Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Roobab Ka Da’ay Hargeysa.

(SLT-Hargeysa)-Saddex qof ayaa ku geeriyooday Roobab ka da’ay galabta magaalada Hargeysa.

Laba nin Dooxa Hargeysa ayaa qaaday gabadhna Laydh (koronto) ayaa ku dhegay sida uu ii xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Maroodi jeex Jaamac Xaaji Axmed, Halkan hoose ka Daawo

More in focus

To Top