Connect with us

somalilandtoday.com

“Nasiibdaro Ka Weyni Ma Jirto In Qof Reer Somaliland Ah Laga Sheegto Qaranka…” Mustafe Shiine

focus

“Nasiibdaro Ka Weyni Ma Jirto In Qof Reer Somaliland Ah Laga Sheegto Qaranka…” Mustafe Shiine

“Nasiibdaro Ka Weyni Ma Jirto In Qof Reer Somaliland Ah Laga Sheegto Qaranka…” Mustafe Shiine

Baashe waa mid ka mid ah astaamaha qaranka.

Wax kasta oo dhaca maaha in sidaa loo wada hadlo gudoomiye Baashe xaal baanu ka siinaynaa gefka loo geystay guud ahaan dadka reer Sool.
Baashe wuxu ka mid yahay astaamaha qaranka, shaqo ahaan waa la dhaliili karaa, laakiin in hadal u eg inaanu dalka waxba ku lahayn oo marti ku yahay lagu yidhaah uma ogolin.
Nasiibdaro ka weyni ma jirto in qof reer Somaliland ah laga sheegto qaranka uu xilka u hayo, Baashe iyo beeshiisuba marti kuma aha qaranka ee waa hantidooda, haddii aanay Somaliland ka mid ahayna ma jirteen.
Waxaan lee yahay ha naga kala tuurin Somaliland isku yabyabaynay.

W/Q Mustafe Shiine

More in focus

To Top