Connect with us

somalilandtoday.com

Ehelka Marxuum Ku Geeriyooday Boorama Oo Beeniyay In Uu U Dhintay Cudurka COVID 19

focus

Ehelka Marxuum Ku Geeriyooday Boorama Oo Beeniyay In Uu U Dhintay Cudurka COVID 19

Ehelka Marxuum Ku Geeriyooday Boorama Oo Beeniyay In Uu U Dhintay Cudurka COVID 19

(SLT-Boorama)-Ehelada Marxuumkii U Horeeyay Ee ay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Somaliland sheegtay In uu Magaada Boorama Ugu Dhintay Cudurka Covid 19 ayaa Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay.

Qoyskan Oo Warbaahinta la Hadlay Waxay sheegeen in TB u geeriyoday
Waxayna dhaliilo adag u soo jeediyeen Wasaarada Caafimadka Awdal Iyo Cusbitaalka Wayn Ee Boorama
Sidoo Kale waxay sheegeen In Ay soo Dhamaysteen Karantiimayntii 21 Cisho ahayd Dhamaantoodna ay Wada Caafimaad Qabaan.

Dhanka kalan waxay beeniyeen in dawladu u Aastay Marxuumkii Waxayna Sheegèn In ay Iyagu Aasteen

More in focus

To Top